Measles Vaccinations Recommended for Children and Adults to Prevent Outbreaks in Kentucky
Due to the
current outbreak of measles in Minnesota, state health officials in Kentucky
are recommending measles vaccinations for children and adults born after 1957 to
prevent outbreaks here in Kentucky.
“Minnesota
is currently experiencing its largest outbreak of measles in thirty years,” said Hiram C. Polk Jr., MD, DPH
commissioner. “Officially, measles was eradicated
in the United States in 2000 and the measles cases that do occur usually are
associated with international travel. Minnesota’s
current epidemic may be due to travel between the Somali-American community and
their home country. A majority of the recent Minnesota cases were unvaccinated
children.”
Measles symptoms include a
high fever, cough, runny nose, and red, watery eyes that may be sensitive to light
followed by a rash that typically spreads from the face and head downward to
the rest of the body over a few days. Measles spreads through the air by
coughing or sneezing. You can get
measles by just being in the same room as someone who has the disease.
Measles is a serious
disease that can lead to hospitalization and even death. It spreads very easily
among unvaccinated people. The measles, mumps and rubella (MMR) vaccine is routinely
given to children in two doses, typically at 12 months and at 4 through 6 years.
The first dose offers good protection, and the second dose provides extra
security.
The Kentucky Department
for Public Health has the following recommendations to protect children and
adults from measles and to prevent outbreaks:
·All
children aged 12 months and older who have not received MMR vaccine should get
the first dose as soon as possible. A second MMR dose is routinely recommended
at age 4 through 6 years but can be give 28 or more days after the first dose.
·Adults
born during and after 1957 who never received a MMR vaccine and never had medical
provider advice they were immune to measles should get a dose of MMR vaccine as
soon as possible. Adults attending postsecondary educational institutions or
working in healthcare settings should receive two MMR doses at least 28 days
apart,
·For
children (aged 12 months and older) and adults planning to travel
internationally, particularly to Europe, Asia or Africa or living in
Somali-American communities should receive two MMR doses at least 28 days apart.
Infants aged 6 through 11 months should receive one dose of MMR vaccine before
departure from the United States for international travel.
For parents
concerned about the cost of immunizations, the Kentucky Vaccines for Children
Program provides free or low-cost vaccines for eligible children through age 18
years. Please contact your local health department for more information or call
the Kentucky Immunization Program at 502-564-4478.
Somali Translation
Sababo la xiriira jadeecada hadda ka dilaacday
Minnesota daraadeed, ayay saraakiisha caafimaadka gobolka Kentucky waxay ku
talinayaan in laga tallaalo jadeecada carruurta iyo dadka qaangaarka ee dhashay
wixii ka dambeeyay 1957 si looga horgato inay halkaan Kentucky ka dilaacdo.
“Minnesota waxaa haatan haysta dilaacidii ugu weyneed
ee cudurka jadeecada ee soddonkii sannadood ee la soo dhaafay,” ayuuyiri
Hiram C. Polk Jr., MD, DPH guddoomiyaha. “Rasmi ah,
jadeecada waxaa laga cirib tiray Maraykanka sanadkii 2000 iyo xaaladaha jadeeco
ee hadda badanaa dhaca waxay la xiriiraan socdaalka caalamiga ah.. Faafitaanka cudurka ee Minnesota ayaa laga
yaabaa inay sabab u tahay safarada u dhexeeya bulshada Soomaalida Amerikanka
iyo dalkooda hooyo.. Inta badan xaaladaha hadda ka dhacay Minnesota waxay
ahaayeen carruur aanan la tallaalin.”
Aastaamaha jadeecada waxaa ku jiro qandho sareysa, qufac, sanka oo
da’da, iyo indhaha oo gaduuta, indhaha oo ilmeeyay oo xasaasina ku noqda nalka
oo ay ku xigaan finnanka caadi ahaan ku faafo ka bilow wajiga iyo madaxa hoose
illaa jirka kale oo dhoor maalmood ah. Jadeecada waxay ku faaftaa dhinaca
hawada oo ah qufacida ama hindhista.
Waxaa kugu dhici kara jadeecada adigoo kula jira qol kaliya qof qaba
cudurka.
Jadeecadu waa cudur khatar ah oo keeni kara in isbitaal qofka la dhigo
iyo xataa dhimasho. Waxay ugu faaftaa si aad u sahlan dadka aanan la tallaalin.
Tallaalka jadeecada, busbuska iyo jadeecada jarmalka (MMR) waxaa si joogta ah
loo siiyaa carruurta oo labo garoojo, caadi ahaan xiliga 12 bilood iyo 4 illaa
6 sanno. Garoojada ugu horeyso waxay siisaa illaalo wanaagsan, iyo garoojada
labaad waxay bixisaa amni dheeraad ah.
Waaxda Caafimaadka Bulshada ee Kentucky ayaa talooyinka soo socda
siinaysa carruurta iyo dadka qaangaarka si looga badbaadiyo jadeecada iyo looga
hortago fiditaankeeda:
·Dhammaan carruurta da’doodu tahay 12 bilood iyo ka
weyn ee aanan helin tallaalka jadeecada, busbuska iyo jadeecada jarmalka waa
inay helaan garoojada koowaad sida ugu dhaqsiyaha badan oo suurtogalka ah.
Garoojada labaad ee tallaalka jadeecada, busbuska iyo jadeecada jarmalka waxaa
si joogta ah loogu taliyay da’da 4 illaa 6 sanno jir laakin waxaa la siin karaa
28 ama maalmo ka badan kadib garoojada koowaad.
·Dadka qaangaarka ee dhashay intii lagu jiray 1957 iyo
wixii ka dambeeyay ee aanan marnaba helin tallaalka jadeecada, busbuska iyo
jadeecada jarmalka iyo marnaba aanan helin tallada dhaqtarka caafimaad ee ah
inay difaaca jirka u leeyihiiin jadeecada waa inuu helaa garoojada tallaalka jadeecada,
busbuska iyo jadeecada jarmalka sida ugu dhaqsiyaha badan oo suurtogalka ah.
Dadka qaangaaka ee ka qeybgalayo machadyada waxbarashada dugsiga sare dhaafsan
ama ka shaqeynayo goobaha daryeelka caafimaad waa inuu helaa labo garoojada
tallaalka jadeecada, busbuska iyo jadeecada jarmalka ugu yaraan 28 maalmood oo
kala qeyb ah,
·Carruurta (da’doodu tahay 12 bilood iyo ka weyn) iyo
dadka qaangaarka ee qorsheynaya inay u safraan wadanka dibadiisa, gaar ahaan
Yurub, Aasiya ama Afrika ama ku nool bulshooyinka Soomaalida Mareykanka ah waa
inay helaan labo garoojooyinka tallaalka jadeecada, busbuska iyo jadeecada
jarmalka ugu yaraan 28 maalmood oo kala qeyb ah. Ilmaha da’dooda ah 6 illaa 11
bilood waa inay helaan hal garoojada tallaalka jadeecada, busbuska iyo jadeecada
jarmalka ka hor inta uusan ka bixin Mareykanka oo aadin safarka caalamiga ah.
Waaladiinta ka walaacsan kharashka tallaalada,
Barnaamijka Tallaalada Carruurta Kentucky ayaa siiya tallaalada bilaashka ama
kharashka la dhimaya carruurta u qalma ee ah illaa da’da 18 sanno jirka. Fadlan
kala xiriir waaxdaada caafimaadka deegaanka wixii warbixin dheeraad ah ama ka
soo wac Barnaamijka Tallaalka Kentucky 502-564-4478.